DHIIL
Madasha Xirfadaha ee Soomaaliyeed

Kusoo bandhig xirfadaada oo hel macmiil diyaar ah, ama kusoo bandhig baahidaada shaqo oo hel xirfadleyaal kugu haboon.

DHIIL waa madal isku xirta xirfadlayaasha iyo dadka rabta in shaqo loo qabto.

Soo Gali Shaqada

Sharax nooca shaqada ee aad u baahan tahay, kadibna si degdeg ah u hel xirfadle tayo sare leh oo kuu qabta shaqada.

Soo Gali Hadda β†’

Soo Bandhig Xirfadahaaga

Macaamiisha tus xirfadahaaga, shaqooyinkii hore, iyo khibradaada.

Bilow Hadda β†’

Sida DHIIL ay u Shaqeyso

  1. 1Macaamiishu waxay soo dhigaan shaqooyin, xirfadlayaashuna waxay soo bandhigaan xirfadooda.
  2. 2Xirfadlayaashu waxay codsadaan shaqooyinka la soo galiyay.
  3. 3Macaamiishu waxay eegaan codsadayaasha, waxayna ku daraan liiska gaaban ama si toos ah u doortaan qofka ay u arkaan inuu ugu haboon yahay shaqada.
  4. 4Shaqadu si toos ah ayay u bilaabantaa ilaa macmiilku helo shaqadiisii oo dhammaystiran, xirfadlaha na helo lacagtiisa.